Sawiro iyo riyooyinba way burbureen
Indhahaagu meelna kuma dhagagaan miyaa marna ii sheeg
Qofkii baa saxan, keebaa dambiile ah
Intaan raadineynay midka guuleysanaya ayaan
qisadii sidaas ku weynay
Maxaad ka og tahay qofkuu qosolku ku dambeyn
Nolol dhan oo cidlo ah buu galayaa
Lagaba yaabee in ay guushu raacdayee
Haddaaney adiga kuu harin yey u taala
Dhaldhalaanka adduunkan khayaanadiisa
Waa wasakh
Maalin walba waad na badaleysaa
Maalinba maalinta ka dambeysa waan na sii kala lumineysaa
Sawiro iyo riyooyinba way burbureen
Indhahaagu meelna kuma dhagagaan miyaa marna ii sheeg