current location : Lyricf.com
/
Songs
/
Sen Yanımdayken [Somali translation]
Sen Yanımdayken [Somali translation]
turnover time:2024-05-01 16:56:38
Sen Yanımdayken [Somali translation]

Gacmaheyga ayuu ku koray wejigaaga ubaxa ah aaah

Shalay baan ku sarkhaamay

Wejigeyga ayuu farxad galiyey hadalkaagii u horeeyey aah

Ku celcelis baan maalinteyda ku doortay

Markaad agteyda joogto wadooyinka boorka badan cishqiga bay aadaan (na geynayaa)

Aaaah Adiga haddii aad soo afmeerto xiriirkeenana, aamin uma adkeysan waana dhiman anigu

In aan kala tagno dambi bay nagu tahay, xitaa haddii aan aan gubto ilaa kama dambeysto kaa tagi maayo aah

Gacmaheyga ayuu ku koray wejigaaga ubaxa ah aaah

Shalaydeyda baan ku sarkhaamay

Ku celcelis baan maalinteyda ku doortay

Ma dhexe baan indhaha kala qaaday aah

Maalmo iyo habeenno bay sugeen (indhaheygu)

Waan cidlooday, waan seexan kari waayey

Dhawaaq baa ıga soo bıxı waayey

Markaad agteyda joogto wadooyinka boorka badan cishqiga bay aadaan (na geynayaa)

Aaaah Adiga haddii aad soo afmeerto xiriirkeenana, aamin uma adkeysan waana dhiman anigu

In aan kala tagno dambi bay nagu tahay, xitaa haddii aan aan gubto ilaa kama dambeysto kaa tagi maayo aah

Gacmaheyga ayuu ku koray wejigaaga ubaxa ah aaah

Shalaydeyda baan ku sarkhaamay

Comments
Welcome to Lyricf comments! Please keep conversations courteous and on-topic. To fosterproductive and respectful conversations, you may see comments from our Community Managers.
Sign up to post
Sort by
Show More Comments
Toygar Işıklı
  • country:Turkey
  • Languages:Turkish
  • Genre:Pop, Pop-Rock
  • Official site:http://www.toygarisikli.com
  • Wiki:http://tr.wikipedia.org/wiki/Toygar_I%C5%9F%C4%B1kl%C4%B1
Toygar Işıklı
Toygar Işıklı Also Performed Pyrics
Latest update
Copyright 2023-2024 - www.lyricf.com All Rights Reserved