current location : Lyricf.com
/
Songs
/
Mutlu Ol Yeter [Somali translation]
Mutlu Ol Yeter [Somali translation]
turnover time:2024-04-29 09:39:45
Mutlu Ol Yeter [Somali translation]

Malaha carabkaaga kamaba dhamaato heestani

Xitta haddii uu carabkaagu ku luuqeeyo heesta qalbigaagu ma dareemayo

Xitaa haddaad ogaato aniga wax farqi ah ma ii sameyneyso

Hal rajo bas baan leeyahay, in aad faraxsanaato baa igu filan

Tan (heestan) in aan adiga kuu qoray ma ogaaneysid

Sida hees qof ajnabi ah qoray oo kale baad u dhageysaneysaa

Aniga waxaa marka hore igu weyn Eebbe, kadibna adiga

Hal rajo bas baan leeyahay, in aad faraxsanaato baa igu filan

Aamin (ogoow) qofna ma buuxin karo booskaaga

Heestanna waa wacadkii jaceylkeena

Marna ha ku fikirin in aan waalanahay ama aan nacas ahay

Hal rajo bas baan leeyahay, in aad faraxsanaato baa igu filan

Heesteydaan ayaan kuugu sheegay jaceylkeyga

Haddii aad maqli weydo gacaliso kama xumaanayo

Adiga maqnaanshahaaga sanado ayaan la qabatimay

Hal rajo bas baan leeyahay, in aad faraxsanaato baa igu filan

Comments
Welcome to Lyricf comments! Please keep conversations courteous and on-topic. To fosterproductive and respectful conversations, you may see comments from our Community Managers.
Sign up to post
Sort by
Show More Comments
İbrahim Tatlıses
  • country:Turkey
  • Languages:Turkish, Kurdish (Kurmanji), Turkish (Ottoman)
  • Genre:Folk, Pop-Folk
  • Official site:http://www.tatlises.com.tr/
  • Wiki:https://en.wikipedia.org/wiki/%C4%B0brahim_Tatl%C4%B1ses
İbrahim Tatlıses
Latest update
Copyright 2023-2024 - www.lyricf.com All Rights Reserved