current location : Lyricf.com
/
Songs
/
Araftayım [Somali translation]
Araftayım [Somali translation]
turnover time:2024-04-29 06:13:10
Araftayım [Somali translation]

Maanta haddii aan noolahay berri ayey igu dhufaneysaa (wejigabax oo kale) Sariirta uu caashaqu ka soo carfaayo dhinaceeda cidlada ah.

Garteydu meel uun bay ku aamusi (ilaa xad baan gar leeyahay) waan ogahay aniguba khaladaad baan sameeyey haddii aan hadalka meel iska dhigo.

Anigu adiga markaad maqan tahay meel walba waan joogaa ama meelna ma joogo.

Haddii aad daneyneyso in aad ogaato halka aan joogo iyo cida aan la joogo.

Wakhti xaadirkan meel dhexe baan joogaa, meel ban ah (oo la igu xooray) baan joogaa, xitaa waan xanuunsahay

Yaa ka war haya immisa gu' kadib buu qalbigu reysan (daboowi)

Hal usbuuc, toban maalmood, xitaa maalinteydii u dambeysay baan ku jiraa.

Waxaaba suuro gal ah si aan u dhinto in aan garab kaaga baahdo.

Comments
Welcome to Lyricf comments! Please keep conversations courteous and on-topic. To fosterproductive and respectful conversations, you may see comments from our Community Managers.
Sign up to post
Sort by
Show More Comments
Ebru Gündeş
  • country:Turkey
  • Languages:Turkish
  • Genre:Pop-Folk
  • Official site:http://www.ebrugundes.com.tr/
  • Wiki:http://en.wikipedia.org/wiki/Ebru_G%C3%BCnde%C5%9F
Ebru Gündeş
Latest update
Copyright 2023-2024 - www.lyricf.com All Rights Reserved