current location : Lyricf.com
/
Songs
/
Es [Somali translation]
Es [Somali translation]
turnover time:2024-04-29 13:50:33
Es [Somali translation]

Waan fahmay tani waa boosteejadii (astaankii) u dambeysay

Aniga iyo xasuusaha na isaga kaaya tag

Tiiraanyo ay tahay in aan waajaho baa jirta

Dareeno ay tahay in aan hilmaamo baa jira

(Qalbigeygu) si aan kala joogsi laheyn buu u gubanayaa

Qalbigeyga dhiig aan kala joogsi laheyn buu ilmeeyaa

Danbi aad leedahay oo aad igu reebtay baa jira

Ballanno aad qaaday iskana hilmaamtay oo ka tagtay baa jira

Meeshaad rabto iska soo duul (oo soo wareeg sida dabeyshii oo kale)

Meeshaad aad u jeclaato (isaga soo damaashaad),

Meelahaan haddii aad soo gaarto isoo mar

Tagtadii (wixii nasoo dhaafay) soo dhex bood-bood (soo xasuuso)

Dabeylaha waalan iyo qalbigeygu meel isuguma geyn karo, meel kuma wada noolaan karo

Neefteydii u dambeysay noqo aan hawo oo kale kuu qaatee

Mar walbaad u baahato soo duul isla halkii baan anigu joogaaye

Haddii aad si lama filaan ah ii jeclaato soo duul oo qalbigeyga gub (diiri)

Comments
Welcome to Lyricf comments! Please keep conversations courteous and on-topic. To fosterproductive and respectful conversations, you may see comments from our Community Managers.
Sign up to post
Sort by
Show More Comments
Mustafa Ceceli
  • country:Turkey
  • Languages:Turkish, Azerbaijani
  • Genre:Pop
  • Official site:http://www.mustafaceceli.com/
  • Wiki:http://en.wikipedia.org/wiki/Mustafa_Ceceli
Mustafa Ceceli
Latest update
Copyright 2023-2024 - www.lyricf.com All Rights Reserved